HomeUncategorized

Agaasimihii wasaarradda amnigga Putland oo is-casiley.

Garowe,June 04 2013- Agaasimaha guud ee wasaarradda Amniga Puntland Gaani Cali Yuusuf wareysi siiyey Radio daljir ayaa sheegey inu iska casilay xilkii uu ka hayey Wasaaraddaas,

Baahin: Sabti, Jul 23, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Bossaso. Xukuumada R/wasaare Gaas oo heshay codka kalsoonida ee mudanayaasha baarlamaanka; Alle ha u naxariistee fannaana Kinsi X. Adam oo ku geeriyootay Hargeysa; Qaraxyo iyo dilal sababay dhimasha 92 qof oo rayad ah oo ka dhacay Oslo, Norway; Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee gobolka Hiiraan.
Baahin: Arbaca, Jun 15, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Farmaajo oo kulamo wadatashi ah la yeelanaya mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah; Warbixin ku saabsan gabar habeen hore lagu dilay Qardho; Gudd. ururka haweenka ee gobolka Karkaar ayaan ka waraysanay; Shir wadatashi ah oo beesha gobolka Sanaag uga furmi doona Dhahar, Sanaag; Axmed Xuseen Doonyaale ayaan ka waraysanay; Eng. Adam J. Gadood oo falcelis ka bixinaya heshiiskii Kampala & raad-reebkiisa siyaasadeed.
Qodobadii ka soo baxay shirkii wada-tashiga Muqdisho oo La Faah-faahiyay

Garowe,June 04 2013 Agaasimaha? guud ee wasaarradda? Amniga Puntland Gaani Cali Yuusuf wareysi siiyey Radio daljir ayaa sheegey inu? iska casilay xilkii uu ka hayey Wasaaraddaas,

?

Gaani Cali Yuusuf Agaasimihii guud ee wasaarada Amniga Puntland ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilka uu kahayey wasaarradda amniga, Mr , Gaani ayaa faah-faahin kabixiyey sababta keentay inuu xiligaan ku dhawaaqo iscasilaada, wuxuuna tilmaamay inuu dib ugu laabanayo shaqooyinkii iyo howlo ganacsi oo horey uu ugu jiray.

?

???Waxan isu casilay arimo aniga gaar ii ah oo an doonayo inaan shibilnimadeydii dib ugu noqdo, iyadoo aysan jiran cid gaar ah oo aan eed ka tirsanayo?? Sidaasi waxaa yiri Gaani Cali Yuusuf agaasimihii guud ee Wasaarada amniga Puntland.

Inkasto uu? iscasilaadiisa shaaciyey gaani, oo uu horey u magacaabay M/weynaha Puntland, haddana waxaa jirin faah-faahin ku aadan shaqo katagista Gaani oo kasoo baxday dhanka Masuuliyiinta sar sare ee Puntland.

?

Diwaanka wararka Daljir Garowe

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: