Agaasimihii wasaarradda amnigga Putland oo is-casiley.

Garowe,June 04 2013 Agaasimaha? guud ee wasaarradda? Amniga Puntland Gaani Cali Yuusuf wareysi siiyey Radio daljir ayaa sheegey inu? iska casilay xilkii uu ka hayey Wasaaraddaas,

?

Gaani Cali Yuusuf Agaasimihii guud ee wasaarada Amniga Puntland ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilka uu kahayey wasaarradda amniga, Mr , Gaani ayaa faah-faahin kabixiyey sababta keentay inuu xiligaan ku dhawaaqo iscasilaada, wuxuuna tilmaamay inuu dib ugu laabanayo shaqooyinkii iyo howlo ganacsi oo horey uu ugu jiray.

?

???Waxan isu casilay arimo aniga gaar ii ah oo an doonayo inaan shibilnimadeydii dib ugu noqdo, iyadoo aysan jiran cid gaar ah oo aan eed ka tirsanayo?? Sidaasi waxaa yiri Gaani Cali Yuusuf agaasimihii guud ee Wasaarada amniga Puntland.

Inkasto uu? iscasilaadiisa shaaciyey gaani, oo uu horey u magacaabay M/weynaha Puntland, haddana waxaa jirin faah-faahin ku aadan shaqo katagista Gaani oo kasoo baxday dhanka Masuuliyiinta sar sare ee Puntland.

?

Diwaanka wararka Daljir Garowe

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com