HomeUncategorized

Caawa & Daljir: Baahin Khamiis 23, may-2013_Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)

Sanad guuradii 50 aad ee kasoo wareegtey markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, Ra'isal Wasaare Saacid oo ka hadlay Jubbaland iyo Mooshinkii laga keenay Xukuumadiisa, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in diidmada Dawlada federalku aysan waxba u dhimayn Dawlada Jubbaland, Puntland oo dil ku xukuntay dad laayey Culimo iyo Saraakiil ciidan.

Ciidamada dowladda oo Toogtay nin wariye ku dilay magaalada Baladwayne.
Danjire Micheal Keating oo ammaanay doorka haweenka ee xukuumadda cusub.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isniin_28

Sanad guuradii 50 aad ee kasoo wareegtey markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, Ra’isal Wasaare Saacid oo ka hadlay Jubbaland iyo Mooshinkii laga keenay Xukuumadiisa, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in diidmada Dawlada federalku aysan waxba u dhimayn Dawlada Jubbaland, Puntland oo dil ku xukuntay dad laayey Culimo iyo Saraakiil ciidan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: