Caawa & Daljir: Baahin Khamiis 23, may-2013_Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)

Sanad guuradii 50 aad ee kasoo wareegtey markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, Ra’isal Wasaare Saacid oo ka hadlay Jubbaland iyo Mooshinkii laga keenay Xukuumadiisa, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo sheegay in diidmada Dawlada federalku aysan waxba u dhimayn Dawlada Jubbaland, Puntland oo dil ku xukuntay dad laayey Culimo iyo Saraakiil ciidan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com