HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, khamiis,May 2, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle)

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo hortegey Mudanayaasha Baarlamaanka, kana soo horjeestey maamul u samaynta goboladda Jubbland, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo canbaareeyey Hadalka Madaxwenuhu ku diidey Jubbaland Afhayeenka shirka maamul u samaynta Jubbaland oo sheegay in hadalka Madaxweynuhu ahaa mid la saadaalinayey, Maamulka Khaatumo oo canbaarayn dusha uga tuuray Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya taageerana u muujiyey Dhismaha Jubbaland,

Golaha Deegaanka Degmada Garowe oo kulankoodi ugu horeeyay yeeshay
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo M CC Kooshin.
Koox dabley ah oo dhac u gaystay xawaaladda Qaran, xarunteeda magaalada Galkacyo, gacantana ku dhigay lacago badan oo ay la baxsadeen.

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo hortegey Mudanayaasha Baarlamaanka, ?kana soo horjeestey ?maamul u samaynta goboladda Jubbland, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo canbaareeyey Hadalka Madaxwenuhu ku diidey Jubbaland Afhayeenka shirka maamul u samaynta Jubbaland oo sheegay in hadalka Madaxweynuhu ahaa mid la saadaalinayey, Maamulka Khaatumo oo canbaarayn dusha uga tuuray Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya taageerana u muujiyey Dhismaha Jubbaland,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: