Caawa iyo Daljir, khamiis,May 2, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle)

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo hortegey Mudanayaasha Baarlamaanka, ?kana soo horjeestey ?maamul u samaynta goboladda Jubbland, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo canbaareeyey Hadalka Madaxwenuhu ku diidey Jubbaland Afhayeenka shirka maamul u samaynta Jubbaland oo sheegay in hadalka Madaxweynuhu ahaa mid la saadaalinayey, Maamulka Khaatumo oo canbaarayn dusha uga tuuray Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya taageerana u muujiyey Dhismaha Jubbaland,


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com