HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa, April, 16-2013,Cabdiweli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe)

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomey safiiradda Sweden iyo Holland, Ra'isal Wasaare Saacid oo qaabiley wafti ka socda Miwdoga Yurub, Somaliland oo canbaaraysay Qaraxyaddii Muqdisho iyo Boston, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo sheegay inaysan sharci ahayn xubno gudiga doorashooyinka Puntland looga soo xulay gobolka Sool.

Dowlada Federaalka Oo ku baaqday in guddi dhex dhexaad ah loo saaro warbixinti dhowaan ee UNMG
DAAWO SAWIRRO: Qaabkii ay u Dhacday xafladdii Fuirtaanka Garoonka Bosaaso
Kooxda Qardho City Oo Kaalinta Labaad Ka Soo Gashay Tartanka Kubada Kolayga Ee Bariga Iyo Bartamaha Afrika

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomey safiiradda ?Sweden iyo Holland, Ra’isal Wasaare Saacid oo qaabiley wafti ka socda Miwdoga Yurub, Somaliland oo canbaaraysay Qaraxyaddii Muqdisho iyo Boston, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo sheegay inaysan sharci ahayn xubno gudiga doorashooyinka Puntland looga soo xulay gobolka Sool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: