Caawa iyo Daljir, Salaasa, April, 16-2013,Cabdiweli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe)

Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomey safiiradda ?Sweden iyo Holland, Ra’isal Wasaare Saacid oo qaabiley wafti ka socda Miwdoga Yurub, Somaliland oo canbaaraysay Qaraxyaddii Muqdisho iyo Boston, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo sheegay inaysan sharci ahayn xubno gudiga doorashooyinka Puntland looga soo xulay gobolka Sool.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com