HomeUncategorized

Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland oo talooyin ku saabsan shirka London soo saaray

Garoowe, April 7. Wakiillo ka kala socday Dalladda Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland ee PUNSA ayaa maanta shir ugu soo xirmay Garowe,iyagoo kasoo saaray warmurtiyeed dhinacyo badan taabanaya.

Wasaarada caafimaadka Puntland oo ka digtay cudurada ka dhasha xilliyada roobka.
Barnaamijka ka hortaga Burcad-Badeedda , Nov 9-2012_Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin)_Daljir Garoowe
DHEGEYSO-Falanqaynta go’aan shalay kasoo baxay xukuumadda Puntland.
Garoowe, April 7. Wakiillo ka kala socday Dalladda Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland ee PUNSA ayaa ?maanta shir ugu soo xirmay Garowe,iyagoo kasoo saaray warmurtiyeed dhinacyo badan taabanaya.
?
?
Shirkaan ayaa looga hadlayay arrimo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen xasiloonida siyaasadeed, amniga, ?caddaaladda, maamulka iyo ?qodobo la xiriira shaqaaqoyinka dumarka.
?
Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-muriyeed xambaarsan waxyaabihii la isla meeleeyey iyo talooyinkii la gorfeeyey, kuwaasi dalladdu dalbatay in lagu daro shirka Soomaalida ee la doonayo in uu ka furmo London.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: