Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland oo talooyin ku saabsan shirka London soo saaray

Garoowe, April 7. Wakiillo ka kala socday Dalladda Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland ee PUNSA ayaa ?maanta shir ugu soo xirmay Garowe,iyagoo kasoo saaray warmurtiyeed dhinacyo badan taabanaya.
?
?
Shirkaan ayaa looga hadlayay arrimo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen xasiloonida siyaasadeed, amniga, ?caddaaladda, maamulka iyo ?qodobo la xiriira shaqaaqoyinka dumarka.
?
Gunaanadkii shirka ayaa laga soo saaray war-muriyeed xambaarsan waxyaabihii la isla meeleeyey iyo talooyinkii la gorfeeyey, kuwaasi dalladdu dalbatay in lagu daro shirka Soomaalida ee la doonayo in uu ka furmo London.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com