HomeUncategorized

Ra;isalwasaaraha Soomaaliya oo gaarey Jabuuti kulana la qaatay madaxwaynaha Jabuuti (Sawiro)

Jabuut,03 April 2013,Ra?iisal Wasaaraha SoomaaliyaCabdi Faarax Shirdoon Saacid oo safarkiisii ugu horeeyey ku gaaray magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweyne Gaas oo ka Mahad-celiyay Martiqaadka Amiir Maxamuud
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Maal-qabeeno Sucuudiyaan ah.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim.

abuuti, April 03.2013,Ra?iisal Wasaaraha ?Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee ?Jamhuuriyadda Jabuuti.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X. Maxamuud Faqi, Marwada R.wasaaraha Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey Ra?iisal Wasaaraha cusub ee dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Kaamil iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jabuuti, waxaana kadib loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada ee Jabuuti.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana kulankan oo ahaa mid gaar ah ?looga hadlay arrimaha dalka, gaar ahaana arrimaha Amniga iyo iskaashiga labada dal.

?Markii uu soo gabagaboobay kulankaas ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Ra?iisal Wasaare Soonaaliya Cabdi Faarax Shirdoon waxaana u sheegay inay? kulankooda uga wadahadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay iskaashiga labada dal.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay? in safarkan uu ku? tagi doono wadamada? Ethopia, iyo Uganda kuwaasoo? ka mid ah wadam?kala duwan ku bixinayay gobolada iyo degmooyinka dalka,Soomaaliya waxana uu safarkaani noqonayaa kii ugu horeeyey ee uu dibada ugu dhoofo.

\"\"\"\"\"\"\"\"

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

(C X)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: