Ra;isalwasaaraha Soomaaliya oo gaarey Jabuuti kulana la qaatay madaxwaynaha Jabuuti (Sawiro)

abuuti, April 03.2013,Ra?iisal Wasaaraha ?Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee ?Jamhuuriyadda Jabuuti.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin X. Maxamuud Faqi, Marwada R.wasaaraha Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey Ra?iisal Wasaaraha cusub ee dalka Jabuuti Mudane Cabdulqaadir Kaamil iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jabuuti, waxaana kadib loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada ee Jabuuti.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana kulankan oo ahaa mid gaar ah ?looga hadlay arrimaha dalka, gaar ahaana arrimaha Amniga iyo iskaashiga labada dal.

?Markii uu soo gabagaboobay kulankaas ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Ra?iisal Wasaare Soonaaliya Cabdi Faarax Shirdoon waxaana u sheegay inay? kulankooda uga wadahadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay iskaashiga labada dal.

Ra?iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay? in safarkan uu ku? tagi doono wadamada? Ethopia, iyo Uganda kuwaasoo? ka mid ah wadam?kala duwan ku bixinayay gobolada iyo degmooyinka dalka,Soomaaliya waxana uu safarkaani noqonayaa kii ugu horeeyey ee uu dibada ugu dhoofo.

\"\"\"\"\"\"\"\"

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

(C X)

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com