HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad March, 24-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Boosaaso)

Baarlamaanka Puntland oo isugu yimi kulan aan caadi ahayn & M/weyne Faroole oo furay kulankaasi, Ra'isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo beri Kismaayo ku wajahan iyo xildhibaano maanta halkaasi gaarey, Dagaalo ka dhacay gobolka Gedo iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland oo maamustay maalinta qaaxada dunida.

DHEGEYSO-Qandaraaska dayactirka wada u dhexaysa Garoowe-Galkacyo oo lafuray.
Qarax sababay dhaawac oo ka dhacay huteel ku yeel xaafada Wadajir, Galkacyo.
FAAH-FAAHIN: Booqashada wasiirka arimaha gudaha Puntland ee gobolka Kar-kaar

Baarlamaanka Puntland oo isugu yimi kulan aan caadi ahayn & M/weyne Faroole oo furay kulankaasi, Ra’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo beri Kismaayo ku wajahan iyo xildhibaano maanta halkaasi gaarey, Dagaalo ka dhacay gobolka Gedo iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland oo maamustay maalinta qaaxada dunida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0