Caawa iyo Daljir, Axad March, 24-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Boosaaso)

Baarlamaanka Puntland oo isugu yimi kulan aan caadi ahayn & M/weyne Faroole oo furay kulankaasi, Ra’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo beri Kismaayo ku wajahan iyo xildhibaano maanta halkaasi gaarey, Dagaalo ka dhacay gobolka Gedo iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland oo maamustay maalinta qaaxada dunida.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com