Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 19, C/weli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe ).

Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay lacago shlin Soomaali ah oo lagu qabtay Garoowe iyo Boosaaso, ?Sariflayaasha Garoowe oo soo dhoweeyey talaabada lagu mamnuucay qaadista lacagaha shilin Soomaaliga, ?Ciidamada Puntland oo qabtay rag lagu eedeeyey inay soo xadeen caruur, Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil iyo xabsi daa’in isugu jira ridey iyo dad shuban biyood kula ildaran Beledweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com