HomeUncategorized

Puntland oo laga bilaabayo daaweynta dadka qaba xanuunada dhimirka

Garoowe, March 13- Hay?adda samafalka ee Manhal ayaa Puntaland ka bilaabaysa daaweynta 100 qof oo qaba xanuunada dhimirka.

Ergooyinkii shirka Muqdisho oo maanta guddiyo laga xulay iyo dastuurka oo lagu wado Arbacada in la meelmariyo.
Baahin: Khamiis, Sept 15, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Wafti ka socda EU-da & QM oo koormeeray madaarka Bander Qassim & Dekeda Bossaso; Dr. Cali C/llahi Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland oo cabaareeyey xayaysiiska caanaha formulada ee dhallaanka; Bahda saxaafada oo cambaaraysay dhaawac dabley hubaysani ay u gaysteen weriye Xorriyo C/Qaadir.
Garowe: Dood ka taagan 21 garsoore oo dawlada Puntland ay shaqada ka eriday; afhayeenka garsoorayaasha oo la xiray.

Garoowe, March 13- Hay?adda samafalka ee Manhal ayaa Puntaland ka? bilaabaysa daaweynta 1,000 qof oo qaba xanuunada dhimirka.


Daaweynta xanuunkaan oo ka dhacaysa? xarunta dadka dhimirka? la?a? Nasrulaah ee duleedka bari Garowe ayaa lagu daah furay munaasabad ay ka qeyb galeen mas?uuliyiinta uu kamid ahaa wasiirka caafimaadka Puntland.


Dad lagu qiyaasay 300 qof? oo xanuunsan oo laga keenay gobolada Puntland ayaa isla maanta loo bilaabay daaweynta xanuunkaan.


Gudoomiyaha xarunta dadka dhimirka la’a Xaawo Qeylo weyne ayaa sheegtay in howshaan samafalka in uu? qeyb weyn ku lahaa allaha unaxariistee Sh. C/Qaadir Nuur Faarax.


Aadan Axmed Daahir oo ah dhaqtar fulinaya daaweynta dadkani ayaa balan qaaday inay sida ugu wanaagsan ula tacaalayaan dadka xanuunsan ee aba xanuuanda dhimirka.


Wasiirka caafimaadka Puntland Cali C/laahi Warsame oo furey mashruucaan samafalka ah ayaa sheegay in xanuunada dhimirku? yihiin kuwa ugu badan ee ka jira deegaanada Puntland.


Waxaa wasiirku uu sheegay in dowladda Puntland? ay qorshe u meel dhigey wax ka qabashabada xanuunada dhimirka.


Diiwaanka Wararka daljir
Garoowe
(S)

?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: