HomeUncategorized

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo tababar uga socdo Nairobi.(Dhegayso)

Nairobi, Feb 19, Ku dhawaad 20 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo kamid ah gudiga xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa tababar waxaa wuxuu uga furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Keenya.

Baahin: Isniin, Nov 14, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Dagaal khasaare lixaad leh gaystay oo gobolka Gedo ku dhex maray Al-shabaab & ciidanka Somaliya oo kaashanaya kuwa Kenya; Khasaare ka dhashay weeraro xalay lagu qaaday saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihin Sh. Hoose; Wasaaradaha beeraha & waraabka ee federaalka & Puntland oo kala saxiixday heshiis 6 qodob ka kooban.
DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
Caawa iyo Daljir, Salaasa May 21, 2013, Xaliimo Sacdiyo Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)

Nairobi, Feb 19, Ku dhawaad 20 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo kamid ah ?gudiga xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa tababar waxaa wuxuu uga furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Keenya.

?
Tababarkaasi oo ay bixinaysa hay’ad caalamiya oo lagu magacaabo NDI ?ayaa mudanayaashu waxay uga faa idaysanayaan Dawlad wanaaga iyo sharciyada baarlamaanka.
?
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo kamid ah mudanayaasha tababarkani u socdo oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in tababarkani yahay kii u horeeyey ee noociisa ah oo looqabto xildhibaano baarlamaan intii la dhisay baarlamaanka cusub.
?
Tababarkani magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uga socda xubnaha katirsan ?mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in mudanayaasha lagu barayo Dawlad wanaaga iyo xalinta khilaafyada soo kala dhexgala baarlamaanada si looga hortago isqab qabsigii ay ku caanbaxeen baarlamaanadii ka horeeyey midka hada jira.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: