Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo tababar uga socdo Nairobi.(Dhegayso)

Nairobi, Feb 19, Ku dhawaad 20 xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo kamid ah ?gudiga xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa tababar waxaa wuxuu uga furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Keenya.

?
Tababarkaasi oo ay bixinaysa hay’ad caalamiya oo lagu magacaabo NDI ?ayaa mudanayaashu waxay uga faa idaysanayaan Dawlad wanaaga iyo sharciyada baarlamaanka.
?
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo kamid ah mudanayaasha tababarkani u socdo oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in tababarkani yahay kii u horeeyey ee noociisa ah oo looqabto xildhibaano baarlamaan intii la dhisay baarlamaanka cusub.
?
Tababarkani magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uga socda xubnaha katirsan ?mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in mudanayaasha lagu barayo Dawlad wanaaga iyo xalinta khilaafyada soo kala dhexgala baarlamaanada si looga hortago isqab qabsigii ay ku caanbaxeen baarlamaanadii ka horeeyey midka hada jira.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com