HomeUncategorized

Taliska Ciidamada daraawiishta Puntland ee difaacca Galgala oo ka waramay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee kadhanka ah Al-shabaab

Bosaso, Feb 18 - Ciidamada Amaanka Puntland ayaa dhaqdhaqaaqyo kawada maanta dhulka Buuraleyda Galgala oo ay kula dagaalamayaan ciidamo katirsan Ururka Al-shabaab, Maalmihii aynu soo dhaafney ayaa ciidamada amaanka Puntland waxa ay weerar ku qaadeen goob ay kusugnaayeen ciidamo taabacsan Al-shabaab ee dhulka Buuraleyda Calmadow.

Caawa iyo Daljir, arbaca, Jan 23,2013, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boosaaso)
Baahin: Salaasa, 30 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
Dhagayso Barnaamijkii Saakay Iyo Dunida Kooshin Garowe Talaado 05 Janu 2015

Bosaso, Feb 18 – Ciidamada daraawiishta ee Puntland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan? kawada dhulka Buuraleyda Galgala oo ay kula dagaalamayaan? Ururka Al-shabaab.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa ciidamada amaanka Puntland waxa ay weerar ku qaadeen goob ka mid ah dhulka buuralayda Calmadow oo ay ku jireen xubno katirsan Al-shabaab.

Jaamac Siciid Warsame Jaamac Afguduud oo kamid ah Saraakiisha horkacaysa ciidamada daraawiishta Puntland ee kusugan Buuraleyda Galgala ayaa usheegay Radio Daljir in ay kago`antahay ciidamada Puntland soo afjarida dagaalka Galgala.

Waxaa sidoo kale uu ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidadan ee haatan ay wadaan iyo meelaha ay ku tuhmayaal Al-shaababku inay joogaan.
?

Waraysiga oo dhamaystiran hoos kadhagayso.

?

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: