Taliska Ciidamada daraawiishta Puntland ee difaacca Galgala oo ka waramay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee kadhanka ah Al-shabaab

Bosaso, Feb 18 – Ciidamada daraawiishta ee Puntland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan? kawada dhulka Buuraleyda Galgala oo ay kula dagaalamayaan? Ururka Al-shabaab.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa ciidamada amaanka Puntland waxa ay weerar ku qaadeen goob ka mid ah dhulka buuralayda Calmadow oo ay ku jireen xubno katirsan Al-shabaab.

Jaamac Siciid Warsame Jaamac Afguduud oo kamid ah Saraakiisha horkacaysa ciidamada daraawiishta Puntland ee kusugan Buuraleyda Galgala ayaa usheegay Radio Daljir in ay kago`antahay ciidamada Puntland soo afjarida dagaalka Galgala.

Waxaa sidoo kale uu ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidadan ee haatan ay wadaan iyo meelaha ay ku tuhmayaal Al-shaababku inay joogaan.
?

Waraysiga oo dhamaystiran hoos kadhagayso.

?

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com