HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 7-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Taliska Bilayska Puntland oo ka digey khatar Puntland kaga soo wajahan ururka Al-shaab sheegayna inay ka hortegayaan ciidamada Puntland,Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyey shidaal ka yimaada dalka Yemen oo Dawlada Puntland mamnuucday soo degistiisa, Dab khasaare geystey oo ka kacay mid kamid ah Kaamamka barakacayaasha ee magaalada Boosaaso, Dhakhtarka dhimirka ee Buuhoodle oo dhul loogu deeqay, Halkee maraysaa hawsha diiwaangelinta taageerayaasha ururada Puntland iyo qodobo kale.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Axad_06
Ciidamada huwanta ah ee Dowladda iyo Ehellusuna iyo kuwa Jubba oo isku hor fadhiya Beled-xaawo
Hawl-gallo amni oo ka socda Galkacyo; Bandowgii oo ka hirgalay & Gaadiid tira badan oo la qabtay.

?

Taliska Bilayska Puntland oo ka digey khatar Puntland kaga soo wajahan ururka Al-shaab sheegayna inay ka hortegayaan ?ciidamada ?Puntland,Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyey shidaal ka yimaada dalka Yemen oo Dawlada Puntland mamnuucday soo degistiisa, Dab khasaare geystey oo ka kacay mid kamid ah Kaamamka barakacayaasha ee magaalada Boosaaso, Dhakhtarka dhimirka ee Buuhoodle oo dhul loogu deeqay, Halkee maraysaa hawsha diiwaangelinta taageerayaasha ururada Puntland iyo qodobo kale.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: