Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 7-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

?

Taliska Bilayska Puntland oo ka digey khatar Puntland kaga soo wajahan ururka Al-shaab sheegayna inay ka hortegayaan ?ciidamada ?Puntland,Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyey shidaal ka yimaada dalka Yemen oo Dawlada Puntland mamnuucday soo degistiisa, Dab khasaare geystey oo ka kacay mid kamid ah Kaamamka barakacayaasha ee magaalada Boosaaso, Dhakhtarka dhimirka ee Buuhoodle oo dhul loogu deeqay, Halkee maraysaa hawsha diiwaangelinta taageerayaasha ururada Puntland iyo qodobo kale.
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com