HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa,Feb 5 2013, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Chattam House oo kuyaala London, Ra'isal Wasaare Saacid oo gudi u saaray dib u egista xuquuqul insaanka Soomaaliya, Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuntay haweeney la kufsaday iyo wariye baahiyey kufsiga gabartaasi, iyo Dhismaha xarun lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsan oo ku taala Buuhoodle oo duntey.

(Dhagayso) Guddoomiyaha Garacad: Markaan la shirnay Shabaab 3 nin oo cadaan ah ayaan arkay oo la socday
Ciidanka Puntland oo weeraray saldhigyo ay leeyihiin burcad badeedu, qabtay gaadiidkoodii & hubkoodii.
Qaramada Midoobey oo waqti u kordhisay ciidamada jooga xeebaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Chattam House oo kuyaala London, Ra’isal Wasaare Saacid oo gudi u saaray dib u egista xuquuqul insaanka Soomaaliya, ?Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuntay haweeney la kufsaday iyo wariye baahiyey kufsiga gabartaasi, iyo Dhismaha xarun lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsan oo ku taala Buuhoodle oo duntey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: