Caawa iyo Daljir, Salaasa,Feb 5 2013, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Chattam House oo kuyaala London, Ra’isal Wasaare Saacid oo gudi u saaray dib u egista xuquuqul insaanka Soomaaliya, ?Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuntay haweeney la kufsaday iyo wariye baahiyey kufsiga gabartaasi, iyo Dhismaha xarun lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsan oo ku taala Buuhoodle oo duntey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com