HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, Feb 3,2013,,Cabdifataax Cumar Geedi ‘(Boorame)

Suldaan Muuse Faarax Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso, Madaxda iyo Isimada Puntland oo tacsi ka diray geerida Suldaan Muuse Onkod, Dawlada Puntland oo sheegtay inay soo qabanayso ragii diley Suldaanka, Ra;isal Wasaare Saacid oo la kulmay agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.

Duqeymo khasaare gaystay oo ka ka soconaya magaalada Xalab
Baahin: Arabca, Dec 14, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Fadhigii mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo buuq ka dhashay, feerna la isula tagay; Puntland oo sheegtay in uu dib u dhac ku yimid wareega 2-aad ee shirka wadatashiga Somaliya; Rag ajaanib ah oo la sheegay in ay hub & saanad u wadeen Al-shabaab oo lagu qabtay galbeedka gobolka Hiiraan.
R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, sheegayna in uu u tanaasulay ummadda Soomaaliyeed.

Suldaan Muuse Faarax Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso, Madaxda iyo Isimada Puntland oo tacsi ka diray geerida Suldaan Muuse Onkod, Dawlada Puntland oo sheegtay inay soo qabanayso ragii diley Suldaanka, Ra;isal Wasaare Saacid oo la kulmay agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: