HomeUncategorized

Jaamacadda Muqdisho oo ardydu u fariisteen imtixaankii simistarka (Sawiro)

Bosaso, Jan 26 - Ardayda jaamacadda Muqdisho faraceeda magaalada Bosaso ayaa maanta u fariistay imtixaankii simistarka ee jaamacadda, ardayda oo oo gaarayaa ku dhawaad kun arday ayaa dhigta kuliyadaha kalle duwan ee jaamacadda.

Xildhibaan Agandi oo qiray sharci darada lagu xiray radiyow Daljir-Dhagayso
Wafti ka socda Dawladda Federaaalka oo gaarey magaalada Kismaayo
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.

Bosaso, Jan 26 – Ardayda jaamacadda Muqdisho faraceeda magaalada Bosaso ayaa maanta u fariistay imtixaankii simistarka ee jaamacadda, ardayda oo oo gaarayaa ku dhawaad kun arday ayaa dhigta kuliyadaha kalle duwan ee jaamacadda.

Agaasimaha xafiiska maamulka ee jaamacadda Muqdisho qaybteeda magaalada Bosaso ayaa sheegay imtixaankan inuu yahay simistarka koowaad ee jaamacadda.

Waxaa ardadya jaamacadda uu u rajeeyey inay kaalimo wax ku ool ah ka galaan imtixaanka jaamacadda, jaamacadda Muqdisho ayaa ka mid ah jaamacadaha ugu horeeya waxbarshada dalka Soomaaliya waxaa ay xubin ka tahay ururo caalami ah oo ay ku midaysanyihiin dalalka Muslimka, qaaradda Afrika iyo caalamka intiisa badan.

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso.
?

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"
Photo by: Axmed Nuur Ibraahim

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: