HomeUncategorized

Jaamacadda Muqdisho oo ardydu u fariisteen imtixaankii simistarka (Sawiro)

Bosaso, Jan 26 - Ardayda jaamacadda Muqdisho faraceeda magaalada Bosaso ayaa maanta u fariistay imtixaankii simistarka ee jaamacadda, ardayda oo oo gaarayaa ku dhawaad kun arday ayaa dhigta kuliyadaha kalle duwan ee jaamacadda.

Taariikh nololeedka madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump.
DHEGEYSO-Musharax Maxamuud Maxamed Culusow oo kahadlay hankiisa.
Dowlada Federaalka Oo ku baaqday in guddi dhex dhexaad ah loo saaro warbixinti dhowaan ee UNMG

Bosaso, Jan 26 – Ardayda jaamacadda Muqdisho faraceeda magaalada Bosaso ayaa maanta u fariistay imtixaankii simistarka ee jaamacadda, ardayda oo oo gaarayaa ku dhawaad kun arday ayaa dhigta kuliyadaha kalle duwan ee jaamacadda.

Agaasimaha xafiiska maamulka ee jaamacadda Muqdisho qaybteeda magaalada Bosaso ayaa sheegay imtixaankan inuu yahay simistarka koowaad ee jaamacadda.

Waxaa ardadya jaamacadda uu u rajeeyey inay kaalimo wax ku ool ah ka galaan imtixaanka jaamacadda, jaamacadda Muqdisho ayaa ka mid ah jaamacadaha ugu horeeya waxbarshada dalka Soomaaliya waxaa ay xubin ka tahay ururo caalami ah oo ay ku midaysanyihiin dalalka Muslimka, qaaradda Afrika iyo caalamka intiisa badan.

Diiwaanka wararka

Daljir Bossaso.
?

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"
Photo by: Axmed Nuur Ibraahim

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: