Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: “Prof. Samatar haddii uu wax bixinayo dhulkiisa ayaa baahi u qabay” (dhegayso)

HomeWararka

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: “Prof. Samatar haddii uu wax bixinayo dhulkiisa ayaa baahi u qabay” (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay tilaabadii uu ku booqday furimaha dagaalka Tukaraq ee ciidamada Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, horayna isu sharaxay xilka madaxwaynaha ee Soomaaliya. Waxaa uu sheegay aqoonyahan hurinayo dagaal sokeeye inay tahay nasiib darro. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b4324bdfd0000a58daa99a4/Garaad+Cabdialaahi+cali+Ciid++.mp3

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Abshir Muuse
Culumadda Boosaaso oo Majidka Faadumo Boosaaso Tabarucaad u sameyaay (dhegayso)
Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Somaaliya la shiray Guddoomiyasha barlamaanada Dowlad gobaleedyada

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay tilaabadii uu ku booqday furimaha dagaalka Tukaraq ee ciidamada Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, horayna isu sharaxay xilka madaxwaynaha ee Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay aqoonyahan hurinayo dagaal sokeeye inay tahay nasiib darro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: