HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Isniin Dec 31 2012.Maxamed Cabdilaahi Cali ‘Kooshin’ ( Daljir Garoowe)

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay inuu dhamaaday wakhtigii Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee Puntland, Dawlada Kenya oo Soomaalida Nairobi ugu baaqday inay is dejiyaan, Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka hadlay Soomaali badan oo dib ugu laabanaya Muqdisho, Cudurka Duumadda oo faro ba'an ku haya Boosaaso, iyo MFS oo joojisey adeegyo ay ka bixin jirtey Cusbitaalka Garoowe.

Mid ka mida Isimada gobolada koonfur galbeed Soomaaliya oo cambaareeyay duqaymaha dawladaha shisheeye ay ka gaysanayaan deegaanka.
Dawladda Soomaaliya iyo Puntland oo isku afgartay wada haladii Galkacyo, heshiisna kala saxiixday. [Dhegaysi …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

?

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay inuu dhamaaday wakhtigii Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee Puntland, Dawlada Kenya oo Soomaalida Nairobi ugu baaqday inay is dejiyaan, Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka hadlay Soomaali badan oo dib ugu laabanaya Muqdisho, Cudurka Duumadda oo faro ba’an ku haya Boosaaso, iyo MFS oo joojisey adeegyo ay ka bixin jirtey Cusbitaalka Garoowe.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: