Caawa iyo Daljir_Isniin Dec 31 2012.Maxamed Cabdilaahi Cali ‘Kooshin’ ( Daljir Garoowe)

?

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay inuu dhamaaday wakhtigii Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee Puntland, Dawlada Kenya oo Soomaalida Nairobi ugu baaqday inay is dejiyaan, Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka hadlay Soomaali badan oo dib ugu laabanaya Muqdisho, Cudurka Duumadda oo faro ba’an ku haya Boosaaso, iyo MFS oo joojisey adeegyo ay ka bixin jirtey Cusbitaalka Garoowe.
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com