HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Axad Dec, 9-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi _ Nairobi Kenya

Ciidamada Dawlada iyo Amisom oo la wareegey Jowhar iyo Mahadey, M/weyne Xasan Sh oo soo dhoweeyey gacan gelista Jowhar, Hay'ada nabad sugidda Soomaaliya oo soo bandhigtay dhalinyaro la sheegay inay ka tirsnaaayeen Al-shabaab oo Dawlada isu soo dhiibey iyo kulan nabadda ku saabsan oo ka dhacay Boosaaso.

Soomaaliland oo xirtay xafiis dadka u fududayn jiray keenista E-Baasaboor oo ku yaalay Hargaysa
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland mudane Awaare oo shaaciyey in uu tartamayo (Dhegeyso)
(Dhagayso) M/kuxiggeenka Galmudug Xaashi oo sheegay in Galmudug ay xaduuda muumulkeeda ka dhigtay Koonfurta Gaalkacyo.

Ciidamada Dawlada iyo Amisom oo la wareegey Jowhar iyo Mahadey, M/weyne Xasan Sh oo soo dhoweeyey gacan gelista Jowhar, Hay’ada nabad sugidda Soomaaliya oo soo bandhigtay dhalinyaro la sheegay inay ka tirsnaaayeen Al-shabaab oo Dawlada isu soo dhiibey iyo kulan nabadda ku saabsan oo ka dhacay Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: