Caawa iyo Daljir_Axad Dec, 9-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi _ Nairobi Kenya

Ciidamada Dawlada iyo Amisom oo la wareegey Jowhar iyo Mahadey, M/weyne Xasan Sh oo soo dhoweeyey gacan gelista Jowhar, Hay’ada nabad sugidda Soomaaliya oo soo bandhigtay dhalinyaro la sheegay inay ka tirsnaaayeen Al-shabaab oo Dawlada isu soo dhiibey iyo kulan nabadda ku saabsan oo ka dhacay Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com