HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Khamiis, Dec 6, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’

Cabdilaahi Siciid Samatar oo lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso, kana hadlay arimo kusaabsan doorashooyinka Puntland,Urur siyaasdeedka UGUB oo kamid ah ururada dhowaan lagaga dhawaaqay Puntland oo ku baaqay in la taageero nidaamka Xisbiyada eedayna u jeediyey dadka diidan Xisbiyadda,Wasiirka Waxbarashada Puntland oo gaarey magaalada Boosaaso.

Madaxda dhaqanka ee gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo si kulul u cambaareeyay fal shalay ciidamo Kenyaati ah dad ay ku dileen deegaan hoos taga Kismaayo.
Ciidanka bilayska ee caasimada Garoowe oo soo bandhigay hub fudud oo ay ku qabteen dad la marayey gudaha magaalada.
Saxafi caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo; bilayska oo aan cidna u qaban jariimada

?

Cabdilaahi Siciid Samatar oo lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso, kana hadlay arimo kusaabsan doorashooyinka Puntland,Urur siyaasdeedka UGUB oo kamid ah ururada dhowaan lagaga dhawaaqay Puntland oo ku baaqay in la taageero nidaamka Xisbiyada eedayna u jeediyey dadka diidan Xisbiyadda,Wasiirka Waxbarashada Puntland oo gaarey magaalada Boosaaso.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: