HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Khamiis, Dec 6, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’

Cabdilaahi Siciid Samatar oo lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso, kana hadlay arimo kusaabsan doorashooyinka Puntland,Urur siyaasdeedka UGUB oo kamid ah ururada dhowaan lagaga dhawaaqay Puntland oo ku baaqay in la taageero nidaamka Xisbiyada eedayna u jeediyey dadka diidan Xisbiyadda,Wasiirka Waxbarashada Puntland oo gaarey magaalada Boosaaso.

Dayuurad Hub sidda oo maanta ku soo degtey Garoonka Aadam Cadde. [Akhris …]
Al-shabaab iyo dowladda oo ku dagaalamay Aaga degmada Bardaale ee gobolka Baay (Dhegeyso)
Gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo shaaciyey xiliga la qabanayo doorashooyinka deegaanka Puntland

?

Cabdilaahi Siciid Samatar oo lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso, kana hadlay arimo kusaabsan doorashooyinka Puntland,Urur siyaasdeedka UGUB oo kamid ah ururada dhowaan lagaga dhawaaqay Puntland oo ku baaqay in la taageero nidaamka Xisbiyada eedayna u jeediyey dadka diidan Xisbiyadda,Wasiirka Waxbarashada Puntland oo gaarey magaalada Boosaaso.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: