HomeUncategorized

Dawladaha Masar iyo Itoobiya oo ku muransan biyaha Niil barnaamij kusaabsan dhegayso.

Radio Daljir, Dec 5, Khubro Caalami ah oo ku xeeldher arimaha saadaasha hawada ayaa sheegay in caalamka ay kusoo fooleedahay biyo la'aan baahsan, ayaa dhinaca kale waxaa sii xoogaysanaya muranka ka taagan biyaha Webiga Niil oo mara 9 Dawladood oo kuyaala Qaaradani Afririka.

Ururka Ardayda Puntland ee Malaysia oo doortay hoggaan cusub, kulan ay ku yeeshay Plaza Hall.
Kulan la xiriira hormarinta amniga qaar ka mid ah gobollada Puntland oo maanta ka furmay Garoowe.
DHEGEYSO-Puntland oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa Buuhoodle.

Radio Daljir, Dec 5, Khubro Caalami ah oo ku xeeldher arimaha saadaasha hawada ayaa sheegay in caalamka ay kusoo fooleedahay biyo la’aan baahsan, ayaa dhinaca kale waxaa sii xoogaysanaya muranka ka taagan biyaha Webiga Niil oo mara 9 Dawladood oo kuyaala Qaaradani Afririka.

Dawladaha Masar, iyo Suudaan ayaa iyagu u diyaarsan dagaal ka dhan ah Dawlada Itoobiya hadii ay Dawlada Itoobi samayso biyo xireen weyn oo ay uga faa’idaysanayso biyaha Webiga Niil.

Hadaba Radio Daljir ayaa barnaamij gaar ah ka diyaariyey arimahaasi Wariye Maxamed Yuusuf Dorge oo kusugan xarunta Daljir ee Garoowe ayaa barnaamijkaasi inoo diyaariyey, Hoose ka dhegayso.

?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: