HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir Nov 1-2012, Cabdirisaaq Cali (Silver) Daljir Galkacyo.

Dagaal sababay dhimashada 10 qof iyo dhaawaca soddomeeyo oo dad xoolo dhaqataa oo ka dhacay gobolka Galguduud, Taliye ku xigeenka ciidanka booliska PL iyo gudoomiyaha gobolka Mudug oo maanta si wada jira oga warbixiyay hawl gallo baryihii ugu danbeeyay ay ka wadeen magaalada Gaalkacyo, iyo Puntland oo mamnuucday Bacaha iyo Caagadaha wadana qorshe lagu bedelayo.

Ciyaartii Finaalaha oo galabta ka socota Mire Awaare & gobolka Bari oo Gool leh.
Dowladda Federaalka ah oo maanta howl-gelisay mashruuc fududaynaya bixinta mushaarka rayidka
Issimada Sool, Sanaag & Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay ciidamadeeda kala baxdo gobolladaas.

Dagaal sababay dhimashada 10 qof iyo dhaawaca soddomeeyo oo dad xoolo dhaqataa oo ka dhacay gobolka Galguduud, Taliye ku xigeenka ciidanka booliska PL iyo gudoomiyaha gobolka Mudug oo maanta si wada jira oga warbixiyay hawl gallo baryihii ugu danbeeyay ay ka wadeen magaalada Gaalkacyo, iyo Puntland oo mamnuucday Bacaha iyo Caagadaha wadana qorshe lagu bedelayo.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: