Caawa iyo Daljir Nov 1-2012, Cabdirisaaq Cali (Silver) Daljir Galkacyo.

Dagaal sababay dhimashada 10 qof iyo dhaawaca soddomeeyo oo dad xoolo dhaqataa oo ka dhacay gobolka Galguduud, Taliye ku xigeenka ciidanka booliska PL iyo gudoomiyaha gobolka Mudug oo maanta si wada jira oga warbixiyay hawl gallo baryihii ugu danbeeyay ay ka wadeen magaalada Gaalkacyo, iyo Puntland oo mamnuucday Bacaha iyo Caagadaha wadana qorshe lagu bedelayo.?

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0