HomeUncategorized

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Caawa iyo Daljir, Sabti 27 Oct 2012,_ Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo, Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Kismaayo, odayaasha gobolka Mudug oo dhaliilay habka loo wado dhismaha golaha deegaanka Galkacyo, Ciidamada Dawlada oo kaabika ku haya Jowhar, iyo Safaarada Somalia ee Kenya oo ka hadashay Tacadiyo ciidamada Kenya u egsyteen Shacab Soomaaliyeed.

Ciidanka amniga PL oo hawl-gallo lagu xaqiijinayo amniga ka wada magaalada Gaalkacyo.
Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey xubno ka tirsan xukuumadda iyo xeer ka hadlay sharciga darawalnimada.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Caawa iyo Daljir, Sabti 27 Oct 2012,_ Cabdirisaaq Cali Cabdi (Silver)_Daljir Galkacyo, Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Kismaayo, odayaasha gobolka Mudug oo dhaliilay habka loo wado dhismaha golaha deegaanka Galkacyo, Ciidamada Dawlada oo kaabika ku haya Jowhar, iyo ?Safaarada Somalia ee Kenya oo ka hadashay Tacadiyo ciidamada Kenya u egsyteen Shacab Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: