Hiddii diiyoo hiddii: Duruuf adag baan ku korey daryeel hooyana ma helin …

HomeWararkaMaqaalo Kale

Hiddii diiyoo hiddii: Duruuf adag baan ku korey daryeel hooyana ma helin …

Yaa u maqan da'yarta Soomaaliyeed? *** Duruuf adag baan ku korey; daryeel hooyana ma helin; dadaal abaana ma arag; tol iyo xidid ii dam

DAREEN 9aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
TALEEX: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 3aad)
Haweenka PUNTLAND iyo Muhiimada Haweenka u leeyihiin Siyaasadda & Arrimaha Bulshadda (Taxanaha 3aad | dhegayso)

Yaa u maqan da’yarta Soomaaliyeed?

***

Duruuf adag baan ku korey;

daryeel hooyana ma helin;

dadaal abaana ma arag;

tol iyo xidid ii damqada;

dadkana kuma lihi walaal;

waxaan u hoydaa darbiga;

baahida dacalkeyga taal ayaa dawarsiga i badey;

darxumo badan baan qabaa;

Dubkeyga waxaa ku shidan;

dabku waayuhuu i surey; …

***

Hoos kaga bogo

…………………….

FG: Haddii aad taqaan magacyada qaadaha tixda iyo qoreba, fadlan nala qaybso magacyadooda si aan xuquuqdooda u xusno.

Radio Daljir SOMALIA

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: