Hiddii diiyoo hiddii: Duruuf adag baan ku korey daryeel hooyana ma helin …

Hiddii diiyoo hiddii: Duruuf adag baan ku korey daryeel hooyana ma helin …

Yaa u maqan da’yarta Soomaaliyeed?

***

Duruuf adag baan ku korey;

daryeel hooyana ma helin;

dadaal abaana ma arag;

tol iyo xidid ii damqada;

dadkana kuma lihi walaal;

waxaan u hoydaa darbiga;

baahida dacalkeyga taal ayaa dawarsiga i badey;

darxumo badan baan qabaa;

Dubkeyga waxaa ku shidan;

dabku waayuhuu i surey; …

***

Hoos kaga bogo

…………………….

FG: Haddii aad taqaan magacyada qaadaha tixda iyo qoreba, fadlan nala qaybso magacyadooda si aan xuquuqdooda u xusno.

Radio Daljir SOMALIA

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com