HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, May 17, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay bariga magaalada Hargeysa; Suldaan Mahad M. Xirsi ayaan waraysanay; Gen. Mudan, wasiirka amniga ee Puntland oo ku celiyey in ciidamada AMISOM la keeni doono Puntland; Ahlu sunna oo ka warabixiyey qaraxyo ka dhacay meelo ka mid ah gobolka Galgaduud; Baarlamaanka Galmudug oo iclaamiyey mudada u harsan xukuumada M/weyne Caalim.

Caption ...

Afkaarta shacabka Puntland ee qaraxii Bossaso; 3 dhimasha ah, 4 dhaawac ah.
Jaamac Goobe oo loo magacaabay Hanti-dhawrka guud ee Puntland & G/sare Dayr ku xigeenka ciidanka Daraawiishta.
Caawa iyo Daljir, Axad March, 31-2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Boosaaso)

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: