Baahin: Khamiis, May 17, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo.
Mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay bariga magaalada Hargeysa; Suldaan Mahad M. Xirsi ayaan waraysanay;
Gen. Mudan, wasiirka amniga ee Puntland oo ku celiyey in ciidamada AMISOM la keeni doono Puntland;
Ahlu sunna oo ka warabixiyey qaraxyo ka dhacay meelo ka mid ah gobolka Galgaduud;
Baarlamaanka Galmudug oo iclaamiyey mudada u harsan xukuumada M/weyne Caalim.
FAALLOOYIN & FALCELIN