HomeUncategorized

Maareeyaha wakaalada biyaha ee Galkacyo oo sheegay in 4-ta ceel ee biyaha ee magaaladu ay hadda wada shaqaynayaan.

Galkacyo, Jan 11 – Fu’aad Abshir Xasan, Maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada Galkacyo ayaa sheegay in ceelasha biyaha ee magaaaladu ay hadda wada shaqaybanayaa, 2-dii ceel ee hore ciladdu u saamaysayna la cillad bixiyey. Md. Fu’aad waxaa uu sheegay in biyaha magaaladu ay hadda si buuxda u wada shaqaynayaan, ayna dabooli doonaan baahida dadka. http://daljir.com/

Madaafiic khasaare gaystay oo maanta ku dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dhagayso Saakay iyo Dunida Axad 22 May 2016 Wariye Cabdifitaah Cumar Geedi (Studio Daljir Garowe)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin 09 Janu ’17 Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

Galkacyo, Jan 11 – Fu’aad Abshir Xasan, Maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada Galkacyo ayaa sheegay in ceelasha biyaha ee magaaaladu ay hadda wada shaqaybanayaa, 2-dii ceel ee hore ciladdu u saamaysayna la cillad bixiyey. Md. Fu’aad waxaa uu sheegay in biyaha magaaladu ay hadda si buuxda u wada shaqaynayaan, ayna dabooli doonaan baahida dadka. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: