HomeUncategorized

Warbixin ku saabsan ciyaarihii shalay, maanta, sida ciyaaruhu ay u socdaan & dhibcaha ay kala leeyihiin xulalka gobolladu.

Garowe, Dec 21 -Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliya ayaa si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare, Garowe. Ciyaaraha maanta d

DHEGEYSO-Micheal Keating oo booqday xarumo caafimaad oo kuyaal Garoowe.
Warsaxaafadeed Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee dowladda KMG Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP.
Qarax Ismiidaamin oo Maanta lala Beegsaday Suuq ku yaal Baqdaad

Garowe, Dec 21 -Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliya ayaa si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare, Garowe. Ciyaaraha maanta dhacay ayaa waxaa isku arkay ciyaartoyda gobollada Sanaag v Baay oo ka tirsan Group D, iyo J. Dhexe v Sh. Dhexe oo ka tirsan Group C. Ciyaaraha ayaa ahaa kuwa aad u xiisa badan oo xulalka gobollada maanta is arkay ay soo bandhigeen karti iyo farsamo aad u saraysa, walow guushu ay raacday gobollada Sanaag iyo Sh. Dhexe oo carcar hor leh muujiyey ciyaaraha ay maanta ciyaareen. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: