Warbixin ku saabsan ciyaarihii shalay, maanta, sida ciyaaruhu ay u socdaan & dhibcaha ay kala leeyihiin xulalka gobolladu.

Garowe, Dec 21 -Tartanka ciyaaraha gobollada Somaliya ayaa si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare, Garowe. Ciyaaraha maanta dhacay ayaa waxaa isku arkay ciyaartoyda gobollada Sanaag v Baay oo ka tirsan Group D, iyo J. Dhexe v Sh. Dhexe oo ka tirsan Group C. Ciyaaraha ayaa ahaa kuwa aad u xiisa badan oo xulalka gobollada maanta is arkay ay soo bandhigeen karti iyo farsamo aad u saraysa, walow guushu ay raacday gobollada Sanaag iyo Sh. Dhexe oo carcar hor leh muujiyey ciyaaraha ay maanta ciyaareen. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com