HomeUncategorized

Garaad C/llahi Cali Ciid, afhayeenka Issimada Puntland oo ugu baaqay M/weyne Shariif in R/wasaaraha cusub uu ka yimaado Puntland.

Garowe, Oct 09 – Garaad C/llahi Cali Ciid ayaa shir jaraa’id kaga hadlay magacaabidda R/wasaaraha cusub, nidaamka federaalka ah iyo dhismaha dawlada goboleedyada, amniga, burcad badeeda, tahriibka iyo arrimo kale oo saameeya Somaliya. Garaad C/llahi waxaa uu ku baaqay … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Daawo: soo dhoweyntii Ra’isal Wasaare Saacid ee magaalada Caabudwaaq.
Baahin: Axad, Mar 06, Weriye Cumar Axmed Afgaduud … Banaanbaxayo looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo ka dhacay magaalada Laascaanood, gobolka Sool … Maxkamada darajada 1-aad ee Galkacyo oo xukuntay dad lagu eedeeyey falal-dambiyeedyo kala duwan … Dr. C/llahi Cali Warsame, wasiirka caafimaadka Puntland oo ka xog warramay safaro shaqo oo uu kaga soo laabtay dalka dibadiisa … Kalkaaliyayaal caafimaad oo ka qalin-jabiyey machadka culuumta caafimaadka ee Bossaso …
Kulan looga hadlayo dimuqraadiyadda Puntland oo lagu qabtay Bossaso.

Garowe, Oct 09 – Garaad C/llahi Cali Ciid ayaa shir jaraa’id kaga hadlay magacaabidda R/wasaaraha cusub, nidaamka federaalka ah iyo dhismaha dawlada goboleedyada, amniga, burcad badeeda, tahriibka iyo arrimo kale oo saameeya Somaliya. Garaad C/llahi waxaa uu ku baaqay …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: