HomeUncategorized

Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa, Ethiopia.

Garowe, Sept 01 – M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar hawleed ugu kicitimay Ethiopia. Wasiirka warfaafinta Puntland C/xakiim M. Guuleed oo aan ka waraysanay safarka ujeedada safarka M/weynaha ayaa sheegay in uu ku saabsan yahay ka qaybgalka shir lagu gorfaynayo arrimaha siyaasadeed iyo amni ee Somaliya … Diiwaanka Wararka, Idadacada Daljir. Daljir.com

Faah-Faahin: Kulamo ay Garowe ku Yeesheen Gaas iyo Kay
Madaxada sare ee Puntland oo ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. [Dhegaysi …]
Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya oo maanta is-casilay

Garowe, Sept 01 – M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar hawleed ugu kicitimay Ethiopia. Wasiirka warfaafinta Puntland C/xakiim M. Guuleed oo aan ka waraysanay safarka ujeedada safarka M/weynaha ayaa sheegay in uu ku saabsan yahay ka qaybgalka shir lagu gorfaynayo arrimaha siyaasadeed iyo amni ee Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0