Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa, Ethiopia.

Garowe, Sept 01 – M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar hawleed ugu kicitimay Ethiopia. Wasiirka warfaafinta Puntland C/xakiim M. Guuleed oo aan ka waraysanay safarka ujeedada safarka M/weynaha ayaa sheegay in uu ku saabsan yahay ka qaybgalka shir lagu gorfaynayo arrimaha siyaasadeed iyo amni ee Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com