HomeUncategorized

“Iskaashi ay sameeyeen maamulka & shacabka Eyl dartii wax burcad ahi ma joogaan Eyl; Eyl saafi bay ka tahay wax burcad badeed ah” Faysal Khaliif Wacays.

Eyl, Aug 11 – Ku xigeenka Duqa degmada Eyl oo aan ka waraysanay xaalada degmada Eyl ayaa sheegay in ay degmadu ka soo kabanayso lurtii burcad badeeda, hadana aanay joogin wax burcad badeed ahi. Eyl ayaa hore u ahayd saldhigga uugu weyn ee burcad badeeda ka ugaarata xeebaha Somaliya … Diiwaanka Wararka, Idadacada Daljir. http://daljir.com/

Tahriibayaal Afrikaan ah oo laga badbaadiyay badda u Dhaxeysa Talyaaniga iyo Libya
Maraykanka oo dib u bilaabaya hubkii uu ka iibin jiray dalka boqortooyadda Baxrayn
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_23

Eyl, Aug 11 – Ku xigeenka Duqa degmada Eyl oo aan ka waraysanay xaalada degmada Eyl ayaa sheegay in ay degmadu ka soo kabanayso lurtii burcad badeeda, hadana aanay joogin wax burcad badeed ahi. Eyl ayaa hore u ahayd saldhigga uugu weyn ee burcad badeeda ka ugaarata xeebaha Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: