HomeUncategorized

Guddiga wacyigelinta Puntland oo maalintii 6-aad farriimo isugu dhafan feejignaan & digniin u diray shacabka Puntland.

Garowe, Aug 05 - Dahir X. Khaliif, wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland ayaa kulankii maanta ee guddiga wacyigelinta shacabka Puntland la

Wasaarada arrimaha gudaha ee Puntland oo soo bandhigtay buug qeexaya hannaanka wax iibsiga ee dawladaha hoose ee Puntland.
3-qof ayaa ku dhimatay rasaas ay kooxo hubaysan ku fureen gaari rakaab ah,Gelinsoor, Mudug.
Garaad Jaamac oo ku gacan sayray baaqii M/weyne Siilaanyo ee wadahadal dhex mara Issimada SSC & maamulka Somliland.

Garowe, Aug 05 – Dahir X. Khaliif, wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland ayaa kulankii maanta ee guddiga wacyigelinta shacabka Puntland la hadlay ganacsatada iyo mulkiilayaasha huteelada & gaadiidka, uguna baaqay in ay u toog hayaan dadka danaha gaar ah leh ee lur mooyee aan dheef u lahayn bulshada, kana imanaya gobollada kale ee Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: